Al-Shabaab oo dib ula wareegay degmada Bacaadweyn & Ciidankii Galmudug oo..

Al-shabaab ayaa la soo sheegayaa iney dib ula wareegtey gacan ku haynta magaalada Bacaadwayne ee gobolka Mudug saacado ka dib markii ay saaka halkaas qabsadeen ciidanka dawlada iyo kuwa Galmudug. Wararka ayaa sheegaya in xoogaga Al-shabaab  ay galabta weerar rogaal celis ah ku soo qaadeen degaanka Bacaad-weyne Dagaal culus oo labada dhinac dhexmarey ilaa caawo … Continue reading Al-Shabaab oo dib ula wareegay degmada Bacaadweyn & Ciidankii Galmudug oo..